Suurat Maryam Sh Abdirashid Ali Suufi Ahmed Idaawaqaca !...

CLICK TO WATCH FREE MOVIE NOW >>>.





Or Scroll down for movie...
18.63 min. | 4.69 user rating | 32545 views

DESCRIPTION [ HIDE ]

Suurat Maryam Sh Abdirashid Ali Suufi Ahmed Idaawaqaca

Suurada Qiimiga Badan ee maryama waxaa aqrinaya walaalkeen alaha xafidee sheikh Cabdi Rashiid Shiiq Cali Suufi waa walaal Soomaaliyeed oo Xaafid ah Hadiiba aan ku faaneeyno reer waa in aan ku faanaa Reer Shiikh Cali Suufi alaha noo Xafidee oo wada ah Xaafidiin Ma rabtaa in aad wax badan ka ogaato Nabi ciise C/S/W Iyo Hooyadii Maryama aqri oo baro suuradaan waxaa kaloo aad ogaan kartaa hadaad suuradaan macnaheeda barato Nabi Ibraahim C./s/w iyo qisadii abihii dhaxmartay iyo nabiyo kale sida Sakariye iyo Nabdi Yaxye C/S/W Suuradaan waxaa noogu sugan cibro iyo in aan ku wanaao qaadano ogaano in alle jalle wacalaa wax walba abuuri karo wax walba dhihi karo kun fayakuun oo macnaheedu yahay ahoow waana ahaanaya wax alle rabo rabi waxan ka rajeeynayaa in alle janadiisa na geeyo oo dhaafo dunuubteena Ahmed Idaawaqaca